Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xoghaya arrimaha dibadda Dowladd Ingiriiska…
Waxaa maanta oo Arbaca ah dalka Holland ka bilaabatay codbixinta Doorashada Baarlamaanka cusub ee soo dhisi doona Xukuumada cusub ee…
Muslimiinta ku nool dalalka Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey go`aankii todobaadkan kasoo baxay Maxkamada Cadaalada ee Yurub oo sheegtay…
Dood cilmiyeedka fagaaraha ayaa lagu qabtey dalka Maraykanka gobolka Minnasota waxaana looga hadley fursadaha iyo caqabadaha Dowladda cusub ee Soomaaliya.…
Ciidamada Dowlada Ciraaq ee ka dagaalamaya magaalada Mosul ayaa sheegay inay dileen abaanduulihii xoogaga Daacish ee Galbeedka magaaladaasi. Abu Abdulraxman…
Iyadoo uu horay u iclaamiyay madaxweynaha dalka Salaad Roob doon ah maalinta Taladaada oo maanta ku beegan, ayaa Ra`iisal Wasaaraha…
Maalmaha soo socda waxaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo liiska golaha Wasiirada Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ayaa kulamo kala…
Madaxda Puntland-Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay markab la sheegay in ay afduubteen koox burcad badeed ah , waxa…
Waxaa baaritaan lagu wadaa wararka sheegaya in koox burcad badeed Soomaali ah ku guuleysteen inay qafaashaan Markab shidaal sida oo…
Somaliland ayaa soo saartay amar ku saabsan in aan hoteelada lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo saldhiga dowladda Imaraadka…
Xiisada ka dhex taagan dalalka Turkiga iyo Holland ayaa sii socota, xukuumada Ankara ay dalkeeda ka mamnuucday inuu dib ugu…
Kulan ay ku yeesheen magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya waxgarad ka tirsan beesha Cali Xijiijle ayey sheegeen ugaas dhawaan lagu caleema…