Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Isku Xirka Gurmadka…
Wefdi heer sare ah ayaa maanta oo isniin ah ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Qardho xarunta gobolka Karkaar…
Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Wadada Maka-almukarama, gaar ahaa irida hore ee Hotel…
Raysalwasaaraha Holland Mark Rute ayaa raali gelin ka codsaday Madaxda dalka Turkiga oo wadankiisa ku tilmaamay xarunta cunsuriyiinta iyo Nazi-ga.…
Waxaa sii kordheysa khasaaraha ka dhashay buur qashin ah oo kusoo duntay dad sabool ah duleedka caasimada Itoobiya ee Addis…
Taliyaha Ciidamadda Kumaandooska Danab Col Jimcaale Jaamac Takar ayaa markii u horraysay cadeeyay in ciidamadii gadooday, islamarkaana qabsaday Kontoraaladda iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in maalintaTalaadada ah ee soo socota…
Baarlamaanka Maraykanka ayaa illaa isniinta beri ah u qabtay Wasaarada Cadaalada ee Xukuumada Trump inay kusoo bandhigto cadeynta eedaynta Donald…
Inta badan shaqaalaha dekedda Berbera ee Somaliland ayaa sameeyay shaqo joojin iyo bannaan bax ay kaga cabanayaan shirkadda DP World…
Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa lagu caleema saaray Ugaaska guud ee beesha Cali Xijiijle, kadib xaflad ballaaran oo ka dhacday…
Ciidamada Milteriga ee Dowladda Federaalka SNA ayaa gudaha u soo galey magaalada Muqdisho waxaana ay xireen in badan oo kamid…