Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hambalyo u diray haweenka Soomaalyeed, isaga oo ugu hambalyeeyey…
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland uu ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada.…
Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaalaya ayaa laga xusay maalinta haweenka adduunka oo maanta ku beegan, iyadoo munaasabad loogu dabaal degayey maalintaasi…
Dunida oo dhan maanta waxaa laga xusayaa maalinta haweenka adduunka, iyadoo xaflado loogu tala galay in lagu dhiirri geliyo kaalinta…
Hay’adda sirdoonka ee CIA ee dalka Maraykanka ayaa la ogaadey in ay akhrisan karto fariimahaaga Inkribshanka lagu sameeyey, u dhici…
Koox hubeysan ayaa Arbacadii gudaha u galay isbitaalka militariga ee ku yaal magaalada caasimada ah ee Kabul. Isbitaalka Sardar Daud…
Dowlada China ayaa maanta oo Arbaca ah baaq u dirtay dowladaha Kuuriyada Waqooyi iyo Maraykanka inay hakiyaan dhaq dhaqaaqyada militari…
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya in si deg deg loo bilaabo hanaanka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray madaxeynaha Kiiniya Uhuru kenyatta, waxayna ka wadahadleen xiriirka dhaqaale, la…
Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay xogyaha guud ee Qaramada Midoobey iyo…
Isbaheysiga RAJO ayaa qoraal uu soo saaray maanta ku beeniyey warar sheegaya in Drs.Yusur Abraar oo horey isaga casishay Guddoomiyaha…
Sii-hayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay xerada Ciidanka ee Damaayo oo…