Wasiirka Caddaaladda ee dalka Maraykanka Gen. Jeff Sessions ayaa iska casiley hoggaaminta baaritaanka xiriirka ololihii doorashada ee Donalad Trump iyo…
Magaaladda Bosaso waxaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo Tababar loogu soo xiray in ka badan 300 askari oo ka mid…
970 qof oo tahriib ku socdey ayaa laga badbaadiyey Badda Dhexe meel ka baxsan biyaha dalka Libya. Hawlgalka lagu badbaadiyey…
Booliska dalka Faransiiska ayaa maalintii khamiista gudaha u galay guriga uu degan yahay musharaxa xilka Madaxweynaha Faransiiska ee Xisbiga Jamhuuriga…
Abu al-Khayr al-Masri oo ahaa sarkaal sare oo ka risanaa ururka al-Qaacida ayaa lagu diley gudaha dalka Siiriya, weerar ay…
Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra`iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra`iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo…
Kadib markii maalinti shalay Xildhibaanada Golaha Shacabku ay ansixiyeen Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa si xawli ah ku biowdey…
Agaaasimihii hore ee Madaxtooyada Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa xilka agaasimaha guud ee madaxtooyada ku waree jiyey gaasimaha cusub Mudane.…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa warqad soo gaarsiiyey Madaxweynaha Jamhuuiryadda Maxamed Cabdulaahi Maxamed, waxaana uu uga hadley…
Kadib Kulan ay magaaladda Muqdisho ku yeesheen Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti, Taliyaha Ciidanka Booliska Maxamed Sheekh Xasan iyoSifiirka…
Xoghayaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Maraykanka Jess Sessions ayaa la ogaadey in uu wada hadal la yeeshey safiirka Ruushka ee…
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra`iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu…