Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, Guutada 16-aad Ururka 5-naad Ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal Ka fuliyay tuulooyinka Cabdi Dhore iyo Beerxani…
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa shur guddoomiyay shir ay ka qeyb galeen guddoomiyaasha guddiyada ka hortagga Covid-19 ee…
Wakaaladda Wararka Turkiga iyadoo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay aqalka cad ee Maraykanka waxay sheegtay in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee dowladda federaalka ayaa maanta shaaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Covid-19, kuwaaso tiradoodu…
Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi u xaqiijisay kiiskii u horreeyay ee cudurka Coronavirus ee laga helo gudaha Puntland. Guddigu…
Dowladda Soomaaliya ayaa hirgelisay xarunta dhexe ee xiriirka oo laga hagayo, talooyina laga siinayo dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid-19…
Guddoomiyaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Axmed Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta shir ku qabtay Gaalkacyo…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay qoondo lacageed oo loogu talagalay la dagaalanka cudurka covid-19 taasi…
Dadka u dhintay cudurka Coronavirus guud ahaan caalamka ayaa gaadhay 160,000 kun qof, halka tirada uu ku dhacay cudurkuna ay…
Maydadka 44 maxbuus oo ka tirsanaa kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaraam ayaa laga helay xabi ku yaal Wadanka Jaad…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag, Madaxweynuhu wuxuu…
Wasaaradda Deegaanka, Biyaha, iyo Beeraha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa si ku meel gaar ah u qaadday cuna qabatayntii xagga…