Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo…
Tirada dadka u dhintay cudurka Corovirus ee caalamka guud ahaan ayaa kor u dhaaftay 140 kun qof sida lagu sheegay…
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka coronavirus uu saamayn doono odoroska miisaaniyad sanadeedka 2020 oo la dejiyay Sanadkii hor ee…
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee guud ahaan caalamka…
Wasaarada Gaashaan-dhigga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku tilmaantey wax laga xumaado in ciidamo ka tirsan Dawlada ay dhibaato…
Diktreeto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gebi ahaanba lagu joojiyay dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta…
Ururka Al-shabaab ayaa Dil-wadareed ku fulisay, lix nin oo ay ku eedaysay in ay basaasiin u ahaayeen dowladda federaalka ah…
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan dhawaan loosoo magacaabay iyo ciidamo uu watay ayaa si nabad-gelyo ah kula wareegay dhamaan xarumihii…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Guddiga Puntland u qaabilsan diyaar-garowga iyo ka hortagga Covid-19, Sacdii Cabdilaahi Deni ayaa galabta Shir-guddoomiyey…
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa uga digay Ganacsatada Gobolka Banaadir inay sare u qaadaan…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen sedax qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku…
Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya DFS ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid…