Published: January 22, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/01/Xildhibaano-Puntland-220122-720x720.jpg)
Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimada Puntland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.
1-HOP#235 C/laahi Bidhaan Warsame.
2-HOP#200 Cali Yuusuf Cali.
3-HOP#196 Cabdi Ibraahim Warsame.
4-HOP#249 C/laahi Xasan Rooble.
5-HOP#166 Axmed Cabdi Xaashi.