© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Saadaq John iyo Cabdullaahi Xersi oo la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimada

Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyey Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) iyo Cabdullahi Xersi Diirshe, oo u tartami doona kursiga tirsigiisu yahay HOP#248.

Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa bilaabay diiwaangelinta musharixiinta u taagan kuraasta ay dhawaan shaaciyeen.