Saraakiil ka socda EUCAP oo booqday Dekada Bosaaso

Published: March 21, 2022

Wasiirka wasaaradda Dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Ahmed Yaasiin Saalah ayaa xafiiska Magaalada Bosaaso Ku qaabilay madax sare oo ka socotay Hay,adda caalamiga ah ee EUCAP oo kala ah Dr Fabian loewanberg Iyo Pedro Patricio.

Kulankan ayaa ahaa Isbarasho Wasiirka cusub & madaxda hay,adda dardargelinta iyo Xoojinta xiriirka wada shaqaynta iyagoona Ugu danbeen so kormeeray qaybo ka mid ah xarunta wasaarada iyo dekada Bosaaso.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *