(Log in)

FEATURED STORIES

Wararka Horseed Media Ku Akhriso Mobile-ka Gacanta, IPhone iyo Blackberry thumbnail

Wararka Horseed Media Ku Akhriso Mobile-ka Gacanta, IPhone iyo Blackberry

(March 7, 2010)

Warbaahinta Horseed Media ayaa markasta ku dedaasha in ay u fududeyso macaamiisheeda qiimaha badan sidii ay ku heli lahaayeen wararka darayga ah ama  ugu danbeeyay ee wadankii Hooyo  iyo caalamkaba
Faallo: Hay’addaha Caalamiga ma kuwa u yimaada Puntland Dalxiis baa mise waxqabad. thumbnail

Faallo: Hay’addaha Caalamiga ma kuwa u yimaada Puntland Dalxiis baa mise waxqabad.

(March 3, 2010)

Tan iyo markii ay burburtay dawladdi dhexe ee Soomaaliya waxaa dalka hareeyey dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihin dagaalo,abaaro iyo waxqabad la’aan ay Hay’addaha Caalamiga ah aysan ka qaban
Caleema Saarka Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin thumbnail

Caleema Saarka Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin

(March 2, 2010)

Munaasabad balaaran oo lagu caleema sarayay Beeldaajaha Cal-bari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasin ayaa waxaana ay kadhacday garoonka wayn ee dagmada Caluula ee gobolka Bari. Munaasabadaan ayaa waxaa kasooqayb galay
Dallada Waxbarashada Ahliga ee Puntland oo u diyaargaroobaysa imtixaan midaysan sanad dugsiyeedka 2009/2010 thumbnail

Dallada Waxbarashada Ahliga ee Puntland oo u diyaargaroobaysa imtixaan midaysan sanad dugsiyeedka 2009/2010

(February 21, 2010)

1.Hordhac:Burburkii dawladdii Soomaaliya waxaa la burburay dhammaan kaabayaashii waxbarashada sida manhajkii la dhigayay, macallinkii dhigayay iyo meeshii lagu dhigayay intaba, waxaa dhacay burbur taabtay meel kasta oo kamida waxbarashada, waxaa
Maamulada Dowladaha Hoose ee Puntland oo qaarkood olole wada (Sawiro) thumbnail

Maamulada Dowladaha Hoose ee Puntland oo qaarkood olole wada (Sawiro)

(February 2, 2010)

Waxaa maalintii sadexaad magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug si habsami ah uga socda hawlaha wax looga qabanayo bilicda magaalada oo ay wadaan Dowladaha Hoose iyo Shacabka magaalada. Qorshahan cusub
Waa Sidee Xaaladda Carrurta Darbi jiifta ee ku nool Magaaladda Bosaaso? thumbnail

Waa Sidee Xaaladda Carrurta Darbi jiifta ee ku nool Magaaladda Bosaaso?

(January 28, 2010)

Warbixin ku aadan Xaaladda guud ee Carrurta darbi jiifta ee ku nool magaaladda Bosaaso ayuu dhowaan u kuur gelay Weriyaha Horseed Media C/salaan Axmed Shire oo booqday goobaha ay ku
Waa sidee Xaaladda Reer guuraaga Gobolka Karkaar?(Sawiro) thumbnail

Waa sidee Xaaladda Reer guuraaga Gobolka Karkaar?(Sawiro)

(January 26, 2010)

Weriye ka tirsan Horseed Media C/rashiid Maxamed Daahir ayaa u kuurgalay Xaaladda Nololeed ee Reer guuraaga Gobolka Karkaar, Dhulalka Miyiga ah ee Gobolka Karkaar ayaa hal biyo cab ka hor
Ururka Samafal oo Wacyigelin ka sameeyay Deegaano Hoos yimaada Gobolka Karkaar(Sawiro) thumbnail

Ururka Samafal oo Wacyigelin ka sameeyay Deegaano Hoos yimaada Gobolka Karkaar(Sawiro)

(January 25, 2010)

Ururka lagu Magacaabo Samafal oo ka tirsan Daladda Haweenka Gobolka Karkaar ee KOWDHAN ayaa maanta Wacyigelin hal maalin ah ka sameeyay Deegaano Hoos yimaada Gobolka Karkaar,Goobaha wacyigelinta laga sameeyay Maanta
Ninka aduunka u dheer iyo kan u gaaban o Istanbul ku kulmey thumbnail

Ninka aduunka u dheer iyo kan u gaaban o Istanbul ku kulmey

(January 15, 2010)

Ninka dunida ugu dheer Sultan Kösen iyo kan u gaaban duniada inta la ogyahay He Pingping ayaa kulan kuwada qaatey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Sultan Kösen ayaa u arka
Madaxa Xarunta Horumarinta Caafimaadka ee Magaalada Gaalkacyo oo ka warbixiyay waxyaabaha ay xarunta qabato(Sawirro). thumbnail

Madaxa Xarunta Horumarinta Caafimaadka ee Magaalada Gaalkacyo oo ka warbixiyay waxyaabaha ay xarunta qabato(Sawirro).

(January 14, 2010)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waa Magaalo ku taala bartamaha dalka Soomaaliya waa Magaalo kala barta Gobolada dalka Soomaaliya,waxaa soo gala laba wado oo isku xira Magaalada Bosaaso iyo
Faalo: Wasiirka Waxbarashada Puntland Juxaa iyo Dedaalada uu Wado (Sawiro) thumbnail

Faalo: Wasiirka Waxbarashada Puntland Juxaa iyo Dedaalada uu Wado (Sawiro)

(January 2, 2010)

Tan iyo wixii ka danbeeyay xiligii la soo magacaabay Wasiirka Wasaarada waxbarshada Dowlada Puntland Cabdi Faarax Juxa ilaa iyo haatan waxaa socda dadaalo xoogan oo la rabo in dib u
Waa Sidee Waxbarashadda Dugsiga Hoose Dhexe ee Hormuud Qardho? thumbnail

Waa Sidee Waxbarashadda Dugsiga Hoose Dhexe ee Hormuud Qardho?

(January 2, 2010)

  Waxaa dhowaan Macallimiin Soomaali iyo Ajanbi isug jira  ay ka hirgeliyeen Degmadda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Dugsi Hoose Dhexe ee Hormuud kaas oo Manhajkiisu yahay  Luqadda Ingiriiska. Gudoomiyaha
Ururka Midowga Afrika oo Wadamada Afrika u rajeeyey Sanada 2010-ka Nabad iyo Xasilooni. thumbnail

Ururka Midowga Afrika oo Wadamada Afrika u rajeeyey Sanada 2010-ka Nabad iyo Xasilooni.

(December 30, 2009)

Madaxa arimaha nabadgalyada Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in u Sanada 2010-ka Qaarada Afrika uu rajaynaayo in ay nabad iyo dimooqraadiyad heer sare ka dhalato oo wadamada Colaadaha iyo dagaalada
Yaa weeye Ninka ugu dheer Degaanada Puntland?? thumbnail

Yaa weeye Ninka ugu dheer Degaanada Puntland??

(December 25, 2009)

Ninkaan waa nin sheegtay in u yahay ninka ugu dheer degaanada Puntland,waxaana u aaminsanyahay in aysan jirin cid dheerar la’eg ama ka dheer degaanada Puntland. Dhegayso:  
Xaflad Qalin jabin ah oo ka dhacday Machadka Bosaso College(Sawirro). thumbnail

Xaflad Qalin jabin ah oo ka dhacday Machadka Bosaso College(Sawirro).

(December 21, 2009)

Waxaa shalay gelinka dambe Machadka Bosaso College ee ku taala gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ka dhacday munaasabad qalin jabin ah kaas oo ay ku qalin jabinaayeen Arday
Jaaliyadda Boston oo Baroordiiq u Sameysey Dhibkii Ka Dhacay Hotel Shaamow thumbnail

Jaaliyadda Boston oo Baroordiiq u Sameysey Dhibkii Ka Dhacay Hotel Shaamow

(December 21, 2009)

Waxaa magaaladda Boston ka dhacay shir aad loo soo agaasimay, kaas oo loogu baroordiiqayey dhacdadii xanuunka badneyd ee Hotel Shamo, halkaas oo ay ku geeriyoodeen Dhakhaatir, ardey, waalidiin , masuuliyiin
Calanka, astaanta iyo heesta Puntland Guddiga loo diray thumbnail

Calanka, astaanta iyo heesta Puntland Guddiga loo diray

(December 19, 2009)

Calankan waxa sameeyey Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine) iyo heesta la socotaba, waana mid ka mid ah calamada iyo heesaha la gudbiyey FG: Abwaanku codsi badan kadib Heesta uu ugu talo
Fikirka Calanka iyo Astaanta Puntland Somalia thumbnail

Fikirka Calanka iyo Astaanta Puntland Somalia

(December 19, 2009)

Marka hore waxan doonayaa in aan halkan kusoo bandhigo Sawirka aan u sameyey Calanka Dawladda Puntland Somalia. Midabada waxa laga bilaabaya Hoos 1- Gaduud wuxu u taagan yahay halganka

Next Page »