16 Qodob oo Laga Soo Saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Jubbaland ee Bosaso - Horseed Media

16 Qodob oo Laga Soo Saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Jubbaland ee Bosaso

Magaalada Bosaso waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii iskaashiga maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan oo labo maalmood socday Waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 Qodob.

AKHRISO;

HORSEEDMEDIA