Labo Boqol oo Kun Qof oo Ka Bogsaday Coronavirus

Published: April 2, 2020

Iyadoo tirada dadka uu ku dhacay cudurka coronovirus ay ku dhowdahay Hal Milyan oo qof ayaa haddana wararka soo baxaya waxay sheegayaan in dad ka badan Labo boqol oo kun qof ay ka bogsadeen cudurka.

Tirada ay afar jibaar ka badan tirada dadka u dhintay cudurka oo haatan gaadhay 47 Kun oo qof sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Jaamacada Johns Hopkins ee dalka Maraykanka.

Wadanka Shiinaha oo ahayd halkii uu ka soo bilaabmay cudurka Coronoavirus ayaa waxaa cudurka ka kacay oo 76,571 ( Todobaadkan iyo Lix kun oo qof), wadamada Spain, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa tiro badan oo dadkii uu ku dhacay cudurku ay ka bogsadeen.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *