Raysal Wasaare Rooble Oo Amaro Kusoo Rogay Wasiiradda Xil-gaarsiinta

Published: October 4, 2020

Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amaro kusoo rogay xubnaha xil-gaarsiinta ee golaha wasiiradda Xukuumaddii hore.

War Qoraal oo kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray golaha wasiirada xil-gaarsiinta inay raysal wasaaraha kala tashadaan go’aan kasta oo ay gaarayaan ama qoraal kasta oo ay soo saarayaan.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *