Madal Cusub Oo Looga Dhawaaqay Muqdisho (War-murtiyeed)

Published: March 18, 2021

Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya 2021 iyo golaha siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

War-murtiyeed ay Madashu soo saartay ayaa lagu faahfaahiyey in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii loo qaban lahaa dhakhso doorasho lagu wada qanacsanyahay.

Golaha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa Guddomiye looga dhigay Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

4 Comments

  1. Farmajo Xukunka ha laga wareejiyo
    Farmajo Dagaal ayuu hurinayaa
    Farmajo ban Dow kuma soo rogi Karo Somalia.
    Farmajo haddii uu doonayo inuu sii jiro haka joogo faragalita Puntland iyo Jubaland.
    Farmajo Ethiopia ayaa u Talisa
    Farmajo halaga qabto faragalita Puntland iyo
    Jubaland oo uusan waxaba u ahayn
    Farmajo khatar ayuu galin Somalia.
    Farmajo dad doorta darteed ayuu u faragalin
    Puntland iyo Jubaland.
    Farmajo Somalia Bandow kuma soo rogi Karo, mana haysto sharci uu taas Ku suubio
    Inqilaabkiisuna uu dhcisoobin.
    Joojiya Inqilaabka Farmajo
    Joojiya Inqilaabka Farmajo.
    Ciidamada Farmajo Ka saara Puntland iyo Jubaland.

  2. Farmajo wuu dhinac maray wixii loo dhiibtay
    Wuxuuna Ku sii jeedaa inuu Somalia dib ugu
    Celiyo dhibaatadii sodonkii sano oo lasoo dhaafay.
    Barlamaanka Somalia Farmajo Ka qaad Xukunka.