Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo La Kulmay Safiir Itoobiya

Published: May 25, 2021

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay caasimada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya  Cabdifataax Cabdulaahi Xasan.

kulanka labada mas’uul ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo tan mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxda ayaa ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga iyo howlgalada ka dhanka dagaalamayassha  Alshabaab.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *