Ururka Dam-jadiid ee uu ka tirsan yahay Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ee Xasam Sheekh Maxamuud ayaa soo shaac-baxay maalmo kadib…
Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhimatay weerar maanta ka dhacay magaalada Qudus ee dhulka la heysto ee Falastiin, weerarkan…
Muqdisho:Barlamaanka oo soo Gabagabeeyay Dhageysiga khudbadaha 10 Murashax ee Guddoonka Barlamaanka.
Xildhibaanadda aqalka sare ee Barlamaanka fedederaalka ayaa dhagaystay khudbadaha 10Musharax oo u tartamaya Guddoomiyaha iyo gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya kuwasoo…
Munaasibadan oo si wanaagsan loo qaban qaabiyey ayaa aheyd mid si rasmi ah xarigga looga jarayey dhisme cusub oo wasaaradda…
Tababarkan loo qabatay dhalinyarada magaalada Qardho ee xarunta Gobalak karkaar ayaa loga hadlayey sidii la tashiyo looga saman lahaa ilaalinta…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa dib uga bilowday doorashada xubnaha aqalka sare ee gobalada Waqooyi, iyadoo la…
Taliska ciidanka badda Puntland-Soomaaliya ayaa ka hadlay howl galo dhawaan ciidanka badda ay sameeyen degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Howl…
Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka ee Sonna, Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISAA ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose…
Xarunta gollaha shacabka ee Magaaladda Muqdisho waxaa hadda ka socoto dhagaysiga khudbadaha Murashixiinta u tartamaya doorashada guddoomiyaha iyo ku…
Magaaladda muqdisho,waxaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato doorashadda xubnaha aqalka Sare ku matalaya goboladda waqooyi ee somaliland. Ilaa lix…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xusee Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku hakiyay dhammaan howlihii hay`addaha dowladda ee Maamulkiisa,…
Wasiirka duulista hawada iyo Garoomadda Puntland Xasan Xaaji Siciid (Xasan Cadde )ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha…