Dabley hubeysan ayaa magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya labo qof ku diley xalay, labo kalena ku dhaawacay.…
Diyaarad yar oo nooca basaaska ee aan duuliyaha lahayn ah ayaa maanta kusoo dhacday magaalada Muqdisho. Goobta ay diyaaradani ku…
Kadib marki ay dhawaan Al Shabaab ku dhawaaqeen in ay ka mamnuuceen hey’ada Laanqeerta Cas ee Caalamiga ah in ay…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamusayey sanadguuradi 20-aad ee kasoo wareegatay aas…
Ra`iisul wasaaraha dowlada KMG ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay usoo dhamaatay booqasho uu beryihii u danbeeyey…
Meydad badan ayaa saaka lagu arkay xaafada Baraxley ee magaalada Gaalkacayo meel u dhow dhinaca Galmudug iyo dowlada Puntland ay…
Barakac xoogan ayaa ka bilowday degmada Badhaadhe iyo deegaanada kale ee hoos taga kadib markii ay gacan ku haynta magaaladaas…
Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyoWarshadaha Puntland Mudane, Maxamuud Xaaji Xayir Ibraahim oo booqasho rasmi ahkujooga dalka Cumaan ayaa halkaas kulamo kaladuwan…
Shalay waxaa garoonka Mire Awaare ka dhacay labo ciyaaradood oo aad u xiisan badan kuwaas oo kusoo idlaaday natiijooyin isku…
Kadib marki ay shalay la wareegeen deegaanka Hoosingo ayey maantana xaqiijiyeen ciidamada dowlada TFG-da Soomaaliya iyo kuwa Kenya degmada Badhaadhe…
Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra`iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab…
Xaafada Girible-Ubax ee magaalada Boosaaso waxaa laga furay Saldhig Boolis oo noqonaya kii ugu horeeyey ee xaafadaas iyo xaafadaha kale…