Shil gaari oo ay dad badani ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Goobta…
Jaamacadda PSU (Puntland State University) ee Garoowe ayaa maanta koorso free ah oo mudo kooban socon doonta u bilowday arday…
Xarakada Al Shabaab ayaa sheegtay qaraxi saakay ciidamada Itoobiya lagula beegsaday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Afhayeenka Al Shabaab,…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beldweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay qarax lagula eegtay xaafada Nuur Xawaad…
Degmada Baargaal ee gobolka Bari waxaa saaka lagu aasayaa meydka -AHN- xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf oo ay mudo 4-beri laga…
KU: DAWLAD MAAMULKA PUNTLAND KU:ISIMADA PUNTLAND KU:DHAMAAN CIDDA AY KHUSEYSO. Ujeedo: canbaarayn sidaan u aragno qaabkiii lookala diray Golaha degaanka…
Maqaalkan waxa uu diiradda saarayaa saamaynta ay Burcad-baddeedu ku leedahay waxbarashada. Waxay Burcad-badeeddu saameyn weyn kuyeelatay waxbarashada, samayntaas oo laga…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah…
(Tripoli):-Odayaal ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Libya, oo uu hor-kacayay Qunsulka Safaaradda: Muxyaddiin M.Kaalmoy, ayaa si degdeg ah socdaal ugu…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan dheer la qaatay Guddoomiyaha Hay’ada Dhaqaalaha ee Arrimaha Beeraha ee Qaramada…
Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Basel ee Wadanka Switzerland ayaa waxa ay u dabaal degtay sanad guuradii 7aad ee ka soo…
Madaxweynaha Dowlada FKMG Somalia Shiiq Shariif Shiiq Axmed ayaa si rasmi ah uga soo horjeestay go,aanki ay mudanayaal ka tirsan…