Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay horjoogayaasha maleeshiyaadkii…
General Perves Musharaf oo ahaa madaxweynihii hore ee wadanka Bakistaan ayaa Maxkamad gaar ahi ku heshay inuu galay dambi weyn…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo mudo ku dhaw 20 cisho safar ugu Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa…
Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva…
Wararka ka imaanaya deegaanka Hosingow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab khasaare xooggan la gaarsiiyay, kadib marki…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku hanjabay inuu albaabada u laabi doono laba saldhig oo militari oo Turkey-ga ku…
Aqalka Wakiilada oo dhameystiran ayaa la filayaa in ay Todobaadkan u codeeyaan Laba qodob oo ah dacwadda xil ka qaadista…
Xildhibaannada golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka Maanta…
Madaxii Sirdoonka Maamulkii Dowlad Degaanka Soomaalida ee uu hoggaamin jiray Cabdi Maxamuud Cumar [ Iley ]ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa…
Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubaland ayaa maanta lagu wadaa in uu dib ugu laabto Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland, Madaxweynaha…
Ciidamada Amaanka ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay qaraxyo ay sheegeen in laga soo qabtay gudaha Magaalada kuwaas oo uu…
Dablay hubaysan ayaa caawa bam-gacmeed ku weerartay saldhigga dhexe ee Magalaada Gaalkacayo Xarunta Gobolka Mudug, Laba askari iyo qof shacab…