Koox hubeysan ayaa xaafadda Saalama magaalada Gaalkacyo ku dhaawacay Askeri ka tirsan waaxda canshuuraha ee dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.…
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa ka taagan dhibaato xiriirka ah, kadib markii la jarey xargihgii xanbaarsanaa xaraarada telefoonada…
Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta oo Salaasa ah la hadley saxaafa isaga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka…
Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray guriga cusub ee shirkadda Golis isagoo…
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Puntland, Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray xarunta ganacsiga ee Bosaso.…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagey xarunta tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee ku taalo magaaladda Carmo.…
Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL ayaa biyo xireen ka dhagax-dhigtay togga Hoodaal oo kuyaala duleedka magaalada Garowe ee caasimada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa gelinki danbe ee Arbacada si rasmi ah u dhagax dhigay Jaamacadda Ummadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafuuda la socotay…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar . Wafdiga…