Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Filand u…
Shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa lacag ay ka jareen mushaharkoodaku wareejiyeen xubin ka mid ah guddiga taakulaynta Abaarha Puntland. Agaasimaha shaqada…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefdi ka socdey Qaramada Midoobey oo uu…
Hay’adda Tadamun oo kaashanaysa Somali Relief Trust(SRT) oo fadhigeedu yahay dalka Denmarka ayaa mashruuc biyo dhaamin ah ka fulisay deegaano…
Gudiga gar-gaarka abaaraha Puntland ayaa mashruuc biya dhaamin iyo raashin qaybin kasameeyey meela kala duwan oo Puntland ah. kuwaas oo…
Burhaan Cilmi Xasan oo ka tirsanaa guddigii doorashadda dadban ee heer federaal ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka…
Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa markii ugu horeysay laga hir geliyey shirkad bixisa adeegyada bulshada. Shirkadaasi ayaa loogu…
Xarunta cafimaad ee Shaafici ayaa soo bandhigtay qalab caafimaad oo casri ah kaasi oo Lagu oganayo cudurada guud Qalabkaasi xaafimaad…
Waxaa caasimadda Garoowe aas-qaran loogu sameeyay Saddex sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadda Puntland oo shalay ku geeriyotay shil gaari oo…
Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland ee Culumadda ayaa magaaladda ku soo bandhigay liiska lacagaha deeqda ee soo gaartay guddiga iyo magacyada…
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa ka tacsiyeeyay saddex sarkaal oo ka tirsnaa Ciidamadda qalabka ee Soomaaliyeed ee Puntland, kuwasoo ku geeriyooday…
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ee culumadda ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo lacag gaaraysa toddobo…