Jaaliyadda Reer puntland ee gobolka Sindh ee dalkaasi Bakistaan ayaa doorasho ay ku qabteen magaaladda Karachi waxay ku doorateen guddoomiye…
Cilmi baaristaan ayaa kusaabsanayd ´`Abaaraha Soonoqnoqonaya Iyo sidii loomaarayn lahaa””. waxan iska kaa shanayay Jamaacda Badda Cas iyo Jaamacadda Muqdisho.…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa ku ammaanay nabadoonada iy cuqaasha gobolka nugaal sida ay markasta uga shaqeeyaan ilaalinta…
Caasimadda Garoowe waxaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu daahfuray Siyaasadda daryeelka dadban ee Caruurta Soomaaliyeed ee reer Puntland ee…
Magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool waxaa siyaabo kala duwan uga dhacay dilal qorshaysan oo lagu toogtay labo ruux. Rag ku…
Dallada Bulshadda rayidka ah ee Punsaa ayaa soo dhawaysay go’aankii guddiga doorashadda Puntland ay ku shaaciyeen in la fasaxay furashadda…
Guddiga doorashooyinka kumeel-gaarka ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u fasaxay furashadda nidaamka xisbiyadda badan ee doorashooyinka gollayaasha degaanka…
Ciidamada Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa bilaabay hawlgalo ay ugu gurmanayaan dadka reer guuraaga ah oo ay abaarta Saameysay.…
Guddiga doorashadda Puntland ayaa la filayaa maanta in si rasmi ah u bilaabaan furitaanka iyo diiwaangalinta ururadda Siyaasadeed ee doorashooyinka…
Iyadoo maalintii shalay magaaladda Garoowe lagu soo gabagababeeyay shirweynihii dhalinyaradda Puntland ayaa Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuuxalay…
Shirweynihii 5aad ee dallada daneeyayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA oo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Garoowe ayaa…
Shirka golaha wasiirada Puntland-Soomaaliya oo uu shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah…