Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland ayaa hay`adda biyaha iyo tamarta Puntland ku wareejisay lix booyadood oo ay Puntland ku…
Hay`adda biyaha iyo tamarta Puntland ayaa si rasmi ah magaalada Bosaso uga daah-furtay biyo dhaan ay Puntland ugu tala gashay…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo oo toddobaad qaadanaya ugu ambabaxay Dalalka…
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in uu safar ugu baxo dalalka Itoobiya iyo…
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Park Geun-Hye ayaa shaqada laga joojiyey, waxaana lagu dhawaaqey in dalku gelaayo doorasho Madaxweyne muddo laba bilood…
Shirka Gollaha xukuumadda Dowladda Puntland oo khamiislaha ah oo uu shir-guddoominayay madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga…
Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan ayaa maanta diyaarad ka qaadey magaalada Gaalkacyo, kadib marki uu maalintii Arbacada dhaawac culus ka soo…
Dood cilmiyeedkan ayaa lagu qabtay xarunta jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Bosaso, waxaana si wada jir u soo qaban-qaabiyey xarunta…
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland uu ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada.…
Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaalaya ayaa laga xusay maalinta haweenka adduunka oo maanta ku beegan, iyadoo munaasabad loogu dabaal degayey maalintaasi…
Dunida oo dhan maanta waxaa laga xusayaa maalinta haweenka adduunka, iyadoo xaflado loogu tala galay in lagu dhiirri geliyo kaalinta…
Maxkamadda dambiyada culus ee Puntland-Soomaaliya ayaa la horkeenay eedeysanayaal ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ee ka dagaalama buuraha…