Ardayda Citycot college oo ah faraca magaalada ee Jaamacadda Bosaso ayaa u fadhiistay imtixaanta simistarka koowaad ee 2017/2018. Waxa ay…
Maamulka degmada Qardho iyo kan gobolka Karkaar ayaa ka qeyb galay kulan labo beel oo walaalo ah lagu heshiisiinayey, kaasi…
Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa si weyn looga diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane…
60 Arday oo u fadhiisatay imtixaanka Master-ka ee jaamacadda Kampala taasi oo sahashay J.B.A.-Sawiro
60 arday oo u fadhiistay intixaanka master-ka ee jaamacada Bariga Afrika waa tiradii ugu badnayd Abid imtixaan master ah ku…
Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay.Kormeerka ayaa waxaa Madaxwaynaha ku…
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaalada dekadda Bosaso ayaa lagu dilay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo dilka sarkaalkaasi uu…
Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu baneeyey waddooyin kala xirnaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxwaynaha…
Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa muddo bil ah ku kordhiyey xiliga isdiiwaan gelinta ururada siyaaasadda ee…
Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu kormeeray qaar ka mid ah xarumaha dawladda ee magaalada Gaalkacayo .Madaxwaynaha…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer shaqo ku tegey qaybo kamid ah magaalada Gaalkacayo. Kormeerka Madaxweynaha ayaa…
Mu’asasada Al-Minhaaj iyo gudiga gurmadka abaaraha ayaa qoysaskani abaartu sida wayn u saamaysay garsiiyay deeq isugu jirta raashiinka noocyadiisa kala…
Gollaha xukuumadda dowladda Puntland ayaa maanta falanqayn dheer ka dib asixiyay heshiis ay magaaladda Adis-ababa ku soo wada galeen Puntland…