War ka soo baxay Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa sheegay in si rasmi ah Ivanka Trump loogu magacaabey…
Madaxweynihii xilka laga cayriyey ee Kuuriyada Koonfureed Park Geun-Hye ayaa hortagtey Maxkamadda si go’aan looga garo in la xabsi la…
Raysalwasaaraha Ingiriiska Mrs.Theresa May ayaa saaka saxiixday Dikareetada uu dalkaasi uga bixi doono Midowga Yurub. Qoraalkan ayaa maanta gelinka danbe…
Shirweynaha 28aad ee dalalka jaamacadda carabta ayaa ka furmaya deegaanka Baxru meyt ee duleedka caasimadda Cammaan, waxaana ka qaybgalaya madaxweynaha…
Shir madaxeedka 28aad ee jaamacada carabta ayaa lagu wadaa in maalinta beri uu ka furmo magaaladda Camaan ee xarunta wadanka…
Dowlada Ingiriiska ayaa ku baaqday shirkada WhatsApp inay wax ka bedasho adeegeeda kadib markii ay cadaatay in ninkii weerarka ku…
Ciidamada la baxay SDF ee ka kooban Kurdida iyo dagaalyahanada Carabta dalkaasi Siiriya ayaa kooxda Daacish ka saaray Saldhiga Ciidamada…
Waxaa baaritaan lagu wadaa duqeynmo ay diyaaradaha Maraykanka todobaadkii hore ka geystaan Galbeedka magaalada Mosul ee dalka Ciraaq. Magaalada Mosul…
Xeer illaalinta dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa amartay in lasoo xiro haweenayda Madaxweynihii hore ahayd ee Park Geun-hye oo bishan xilka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah…
shir madaxeedkii gaarka ahaa ee wadamada xubnaha urur goboleedka IGAD ee looga arrinsanayay amaanka iyo sidii xal waara loogu heli…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa fashilkii labaad la soo gudboonaadey 100-ka maalmood ee u horeeyey ee xukunkiisa, kadib markii Aqalka Kongeresska Maraykanku…