Hal suxufi ayaa ku dhintay weerar duqeyn ah oo ay ciidamada Israel la beegsadeen gawaari ay la socdeen suxufiyiin caalami…
Raysalwasaaraha Qatar Sheikh Mohammed Bin Abdulrahman al-Thani oo shir jaraa’iid la qabtay Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Antony Blinken oo maanta booqday…
Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay maanta oo Jimce ah, in ay heshiis kula gashay Ruushka dhismaha warshad tamarta Nukliyeerka ah…
Weerarkan ka dhacay magaalada Arras ayaa imaanaya iyadoo dalka Faransiiska oo ay ku nool yihiin dad badan oo Yuhuud iyo…
Ciidamada Israa’iil ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan dadka deggan waqooyiga magaalada Gaza inay ka baxaan guryahooda oo ay u guuraan…
Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhintay in ka badan toban kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin looga…
Booliiska Faransiiska ayaa u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa si ay u burburiyaan isu-soo-bax la mamnuucay oo lagu taageerayay shacabka…
Shan xubnood oo ka tirsan G7 ayaa Isniintii soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku taageerayaan Israa’iil ka dib…
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken oo maanta booqasho ku tagay Tel Aviv ayaa xili uu shir jaraa’iid uu…
Xaaska Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Gabon Ali Bongo Ondimba, oo xabsi guri ku jirtay tan iyo afgambigii ka dhacay…
Hoggaamiyaha Turkiga ayaa sheegay in go’doominta Israa’iil iyo werarada aan kala joogsiga lahayn ee Gaza ay yihiin jawaab-celin aan habboonayn…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Maraykanka ku eedeeyey dagaalka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Falastiniyiinta iyo Israa’iil, hadalkiisii ugu horreeyay…