Inta badan xildhibaanada Golaha Wakiilada Mareykanka ayaa diiday codsiga hoggaamiyaha xagjirka ah ee xisbiga Jamhuuriga, Mr.Jim Jordan inuu noqdo Guddoomiyaha…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo taageero weyn u haya Israel ayaa maanta booqasho saacado qaadanaya ku tagay Tel Aviv, halkaasi…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka lagu qaaday isbitaal ku yaalla…
Ugu yaraan 500 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay duqeyn Israel goordhaweyd la beegsatay isbitaalka Ahli Arab ee ku…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay ku guuldareystay inay meel mariyaan qaraar uu soo jeediyay Ruushka oo ku baaqayay…
Booliiska Belguim ayaa subaxnimadii hore ee Salaasada gacanta ku dhigay nin looga shakisan yahay in uu hubaysnaa oo dilay laba…
Ninkan cadaanka ah oo lagu magacaabo Joseph Czuba ayaa Sabtidii lasoo dhaafay weerar ku qaaday qoys muslimiin ah oo kasoo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Talaada ah gaaray Shiinaha si uu ula kulmo Xi Jinping, iyagoo xoojinaya xiriirkooda…
Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u jooga bariga dhexe Zhai Jun ayaa booqan doona gobolka, iyadoo uu socdo dadaalka xalka…
Madaxweynaha Masar Cabdifatax al-sisi oo maanta kulan la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken oo maalmahan ku jiray…
Madaxweyne Ilham Aliyev ayaa calanka Azerbaijan ka taagay magaalada ugu weyn ee Nagorno-Karabakh maanta oo Axad ah, ka dib markii…
Ciidamada Ruushka ayaa guulo ka gaaray weerarkooda Ukraine, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay maanta oo Axad ah, goobaha ay qabsadeen…