Waxaa goordhow soo idlaaday tirinta codadka wareega labaad doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Waxaa goordhow soo idlaaday tirinta codadka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ka socota Teendhahda Afisyoone ee magaalada Muqdisho, iyadoo loo gudbayo…
Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay waqtiga rasmiga ah ee ay bilaabaneyso codeyntu. Gudoomiyaha ayaa sheegay in qorshaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka…
Guddiga Labada Gole BFS u qaabilsan Doorashada Madaxweynaha JFS ayaa Xildhibaannada, Senatarada, martida iyo dhammaan dhinacyada fasaxa u heysta in…
Mareeyaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Cabdinaasir Maxamuud Gurey ayaa shaaciyay in Maanta hakad la geliyay dhammaan duulimaayada diyaaradaha…
Maanta oo Axad ah taariikhduna ku beegan tahay tahay 15-ka bisha May, 2022 waxaa loo asteeyay inay dalka ka qabsoomto…
Murashax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa iskaga haray tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ka hor doorashada berri loo ballansan yahay inay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta…
Guddiga labada Aqal ee doorashada Madaxweynaha JFS ayaa soo saaray farriin ku socota dhammaan Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha 10-aad…
Guddiga doorashada Madaxweynaha ee labada Aqal ee BJFS ayaa lagu wadaa inay maanta kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho, kaas oo…
Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka kaas ku eg ilaa maalinta…