Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga,…
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulkadir Mohamed Nuur iyo dhiggiisa Uganda Mudane. Ssempijja Ronald oo booqasho shaqo ku jooga Muqdisho ayaa saxiixday…
Somaliland oo ka jawaabtay eedaynta loo soo jeediyey ee khal-khal gelinta maamulka duulista hawada Soomaaliya ayaa dowlada Federaalka ku eedaysay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalbadey maalinta Arbacada ah ee 21 Feb 2024 in uu khudbad…
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax culus oo habeenkii xalay ee Isniinta ka dhacay degmada…
War saxaafadeed ka soo baxay hay’adda duulimaadka rayidka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa si adag loogu canbaareeyey carqaladeynta sii…
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliyeed Mudane Shariif Sheekh Axmed oo dhinaca kalena ah xildhibaan ka tirsan Golaha…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa fadhigii labada aqal ee baarlamaanka Jamuuriyadda federaaliga ah ee Soomaaliyeed wacdaro ka dhigey kadib markii uu…
Shariif Sheikh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ka hadlayay fadhiga wadajirka ah…
Boliiska degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa qoraal ka soo saaray dhimashada Agaasimihii Waaxda Diyaaradaha ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay Itoobiya in ay sameysay “isku day daandaansi ah” oo ay ku dooneyso…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degey xarunta dalka Itoobiya ee Adis Ababa halkaas oo…