Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad ee labadda Gole ee Baarlamaanka. Madaxweynaha Xasan…
Safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya oo la kulmay guddoomiyaha SoDMa ayaa shaaciyey mashruucan. Amb.Axmed Al-Rumaithi ayaa sheegay in mashruucan uu…
Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu…
Wasiiru-dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Baku ee Jamhuuriyada Azerbaijan ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya…
Wasiirka wasaaradda qrsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqalaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xigeenka wakiilka…
Safiirka Shiinaha Fei Shengchao ayaa ku wareejiyay Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin kaalmo lacageed oo gaaraysa (139.318.45$). Deeqdan oo billow…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday xarunta Cilmi Baarista Militariga / Amniga ee RUSI (The Royal United Services Institute).…
Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa soo saartay liiska kama dambeysta ah ee Shirkadaha ku guuleystay fulinta Adeegyada Xajka Sannadka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis…