Ugu yaraan hal qof oo carruur ah ayaa dhintay, 11 kalena way dhaawacmeen kadib qarax ka dhacay degmada Dayniile ee…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ku fulisay Cabdulle Axmed Muudey oo 24 jir ah iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Cabdullaahi Cali Aadan oo katirsan Al-shabaab. Maxkamadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan. Madaxweynaha oo xoogga saaraya sidii…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalmihii u dambeeyey ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey gudaha magaalada Muqdisho.…
Madaxweynaha jamhuuriaydda federaaliga ah Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii golaha wadatashiga qaranku soo saareen war-murtiyeedokoodi jeediyey khudbad kooban oo uu…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun toogasho ah ku fulisay saddex nin oo loo heysto qaraxyo ay ku dhinteen…
RW Xamse Cabdi Barre oo sheegay in loo aar-gudi doonno dadkii lagu laayey weeraradii Isgoyska Soobbe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa Isbitaalada Madiina, Banaadir iyo Erdogan (Ex Digfeer) ee Magaalada Muqdisho ku booqday…
Dawladda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan gurmadka qaran ee loo samaynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxyadii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxyadii ka dhacay Isgoyska…