Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay weerradii ka dhacay deegaanada gobolka Shabeelaha dhexe iyadoo sheegtay in xubno ka…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa maanta daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo masuul…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo lagu kala magacaabo Shucayb Cabdullaahi Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo Isbeddelka Cimilada & Abaaraha uga qeyb galaya Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasme Cabdi Barre, oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalka…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa aroornimadii saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Cabdi oo bishii May ee 2017…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga…
DFS oo digniin u dirtay shirkadaha adeegga xamuulka/Cargo-ga ee badeecadaha ka keena dalka dibadiisa
Wasiirka wasaaradda gaadiidka badda iyo dekadaha Soomaaliya, Cabdillaahi Axmed Jaamac Ilko-jiir, ayaa faahfaahiyay digniin ay soo saareen, oo ku wajahnayd…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay oggolaatay heshiisyadii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration,…