Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Magaalada Addis…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Jarmalka usoo magacaawday Soomaaliya,…
Shir gaar ahaa oo lagu Gorfeynayey Marxaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Dalalka deeq-bixiyeyaasha oo hoggaan ay u yihiin…
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaaliga ah Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta safar uga baxay magaalada Muqdisho, kaas oo aan horey loo sheegin…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mninwa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka ay 20 katirsan Ururka Al-shabaab ku dileen dagaal saaka ka dhacay…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamed Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu…
Shirka Baarlamaannada Adduunka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Kigali ee caasimadda Dalka Rwanda waxaana diiradda lagu saari…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly. Madaxweyne…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Ujeedka…