Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo safar ku jooga Dowlad degaanka ayaa la kulmay masuuliyiinta, waxgaradka, culamaa’uddiinka iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee caasimada Dowald degaanka…
Xulka qaranka Soomaaliya ee 17 jirada ee dhowaan guusha ka gaaray ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika CECAFA ayaa ka soo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo Magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay xulka kubadda cagta qaranka ee 17…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta…
Amiirka dalka Qadar Mudane Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa Dr. Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi u magacaabay,…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa booqday Hay’adda Caalamiga ee Tamarta Atomic-ga (IAEA)oo…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta furay shir labo maalin soconaya…
Wasaaradda Ganacsiga XFS ayaa ganacsatada Soomaaliyeed amartay in wax wada shaqeyn ah aysan la sameyn karin kooxda Al-shabaab. Wasiirka Ganacsiga…
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Magaalada Addis…