Shirka Baarlamaannada Adduunka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Kigali ee caasimadda Dalka Rwanda waxaana diiradda lagu saari…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly. Madaxweyne…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Ujeedka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud markuu arkay Qoraalka Sumadiisu tahay XG/504/B-12/021 ee ka soo baxay Aqalka Sare laguna sheegay…
Guddoomiyaha degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Saynab Maxamuud Warsame (Saynab Xaabsey) ayaa amaro dhanka amniga ah ku soo rogtay dadweynaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda halkaas…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la mamnuucay baahinta wararka ku saabsan Ururka Al-Shabaab. Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta…
Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Jimce ah xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka…
Ugu yaraan 19 ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa lagu dilay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhaca deegaanka Basra ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey…