Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay…
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa howlgal ka sameeyey qaybo ka mid ah degmada Kaaraan ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya oo horumarin lagu…
Shirkii 77aad ee fadhiga loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ayaa Salaasadii shalay xiliga Maraykanka si rasmi ah u furmey.…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo hoggaaminaya wafti ka kooban Saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Fei…
Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa ka qeyb galay shir…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga…
Ergayga gaarka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha abaaraha iyo bani’aadanimada Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaaliga ah mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaarey magaalada London
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo…
Abshir Cumar Huruuse wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah ee…