Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay deegaan 60KM u jira degmada Doolow ee Gobolka Gedo, kaddib markii…
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in gabi ahaan uu hakiyay xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhexeeyay hay`adaha kala duwan ee dowladda…
Waxaa goordhawayd lasoo gaba gabeeyay shirka madaxda maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo. Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa koobnaa…
Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in lasoo gaba gabeeyo warmurtiyeedna laga soo saaro shirka golaha iskaashiga maamul goboleedyada ee…
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmey magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland shirkii iskashiga Dowald goboleedyada Soomaaliya.…
Magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland waxaa maanta ka furmaya shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada wejigiisa…
Eragyga gaarka ah ee Xog-hayaha Qaramada Midoobey Ant├│nio Guterres, Soomaaliya uga wakiilka ah Michael Keating, ayaa gaarey maanta magaaada Kismaayo,…
Maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ka soo musaafurinayeen saraakiil…
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Ciidamada Kenya oo ka…
Odoyaasha dhaqanka Gobolka Gedo ayaa waxay Baaq u direen Dowlada Kenya in ay joojiso falalka duqeymaha ah iyo Dilalka micno…
Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa saxaafada usoo bandhigay Laba nin oo ay sheegeen inay ka ganacsanayeen maandooriyaha xashiishada loo yaqaano…
Magaalada kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa lala mataaneeyey Magaalada Antalya oo ah Magaalo ku taala wadanka Turkiga, isla markaana…