Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP154 oo ay ku tartameen Sareedo…
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154. oo dib loo dooranayo si…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada…
Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska ayaa Howlagal Qorsheysan ka sameeyey…
Gudddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer federeaal Muuse Geele Faroole ayaa caawa Baydhabo uga dhawaaqey in labada kursi ee…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa xubno ka mid ah Guddiga u diraya Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmud Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa maanta oo Jimce ah gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel-gaarka ah…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax haatan u taagan xilka Madaxweynaha dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa muujiyey walaaca uu ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ku eedeeyey Raysal Wasaare Rooble inuu Isbaaro u dhigtay Xildhibaano…
Baydhabo, 5ta Abriil, 2022: Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro…
Guddoomiyaha Guddiga doorashoyinka dadban Muuse Geele Faroole ayaa maalintii labad qaybinaya shahaadooyinka Xidhibaanimo. Maalintii shalay (Sabti) waxaa qaatey 54 Xildhibaan…
Baydhabo, 1da Abriil 2022: Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu aad uga xun yahay habdhaqanka Guddiga FEIT, musuqa baahsan ee…