Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu sagootinayey Xildhibaanada Labada Aqal ee…
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hortegay weerar ay doonayeen nabadiidka Al-Shabaab inay ku qaadaan magaalada…
Toddoba Kursi oo ka harsanayd 69 xildhibaan oo ay degaan doorashoodu tahay koonfur galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhabo.…
Wefdi Saraakiil sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi…
Guddiga doorashooyinka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay kuraastii ugu dambeeyay ee golaha shacabka ee deegaankaasi laga soo doorto, kuwaas oo doorashadooda…
Ciidanka xooggga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah maleeshayada Al-shabaab ka sameeyay…
Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay todobadii kursi ee u dambeeyay 69 kursi ee Golaha Shacabka oo deegaan doorashadooda…
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka doorashada Lix kursi oo ka mid ah…
Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 64aad, guutada 7aad ee qeybta 60aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin ka tirsan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha cusub ee…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku sameeyay diiwaangelinta musharrixiinta lix kursi,…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeyay shirka looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee…