Dowlada Iran ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay qaar kamid ah shaqaalaha dowladaasi oo loo heysto inay si qarsoodi ah ugu…
Guddi khubaro ah oo ka socday Qaramada Midoobay ee baaritaanka ku waday dagaalka ka socday wadanka Yemen ayaa sheegay in…
Madaxweynaha cusub ee dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamada Liyu Booliiska maamulka Dowlad Deegaanka…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka doodaya maanta Warbixintii ay soo saareen Guddiga ka socday UN-ka ee baarayey xasuuqii…
Subaxnimadii Salaasada ayey booliiska dalka Kenya xabsiga dhigeen Guddoomiyihii gobalka Soomaalida ee Gaarisa Cali Bunow Korane oo uu baaritaan ku…
Isniintii shalay ayey xarunta Maxkamada Adduunka (ICJ) ay ka bilaabatay dhageysiga dacwada uu dalka Iran kasoo gubdiyey wadanka Maraykanka. Dowlada…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi balaaran oo la…
Ustaarliya ayaa yeelatey raysalwasaare cusub kadib markii alcolm Turnbull, kacdoon kaga dhex bilowdey xisbigiisa dhexdiisa. Raysalwasaaraha cusub ayaa ah wasiirkii…
Maanta oo khamiis ah ayaa lagu wadaa in maxkamad militari lasoo taago Xildhibaanka da`ada yar ee Robert Kyagulanyi (Bobi Wine)…
Michael Cohen oo ahaa Qareenkii khaaska ahaa ee Donald Trump ayaa Salaasadii Maxkamada kahor qirtay danbiyo lagu soo eedeeyey oo…
Raysalwasaaraha Australia Malcom Turnbull ayaa saaka oo khamiis ah sheegay inuu iska difaaci doono kooxda ka tirsan xisbigiisa ee dooneysa…
Boqortooyada Sacuudiga ayaan weli wax war ah kasoo saarin xariga Shiikh Salax al-Talib oo kamid ah imamyada Masjidka weyn ee…