Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada Isku…
Maanta oo axada ah waxaa dalkaasi turkiga laga xusayaa sanadguuradii 81aad ee ka soo wareegtay geeridii hoggaamiyihii asaasay jamhuuriyada Turkiga…
Wefdiga ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee dalka Xassan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo saaka lagu xannibay garoonka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur-galay xaaladda…
War goor dhow soo baxay ayaa sheegaya in xiisad ka taagan tahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib…
Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen fatahaadda Webiga Shabeelle ee Magaalada baladweyne ayaa lagu wadaa in ay ka ambabaxaan garoonka…
Guddoomiyaha Baanka Ganacsiga CBE ee Itoobiya Mr.Bacha Gina, ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheynayaan inay magaaladda Hargaysa ee caasimada Somaliland…
Xildhibaan C/xakiim Dhoobo Daareed oo 7dii bishan November ay xildhibaanada barlamaanka Puntland ay xilka ka qaadeen ayaa maanta shir Jaraa’id…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xiray tartanka Orodka gaaban ee Gobolada Puntland oo lagu qabtay magaaladda Garoowe…
5 Garsoore oo ka tirsan Maxkamada sare ee wadanka Hindiya ayaa xukumay in Hinduuga lagu wareejiyo Dhulkii laga barburiyay Masjid…
Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maalyadda ee Aqalka sare Abdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kawado gobolka Gedo ee Koonfurta dalka. Madaxweyne Ku-xigeenka 1-aad…