Dowlada Faransiiska ayaa magaalada Paris ku casuntay 70 dal oo ka wada hadli doona xal u raadinta Falastiin iyo Israel.…
Bariga Afrika: Ololaha Ka Dhanka ah Dibed baxyada, Xoriyadda Hadalka. Mudnaanta hala siiyo Isla xisaabtanka, Cadaalad siinta Dhibanayaasha Caburinta ay…
Kooxda Xagjirka ah ee Daacish ayaa lagu soo waramayaa inay maanta oo Jimce ah burburiyeen buundooyinkii isku xiri jiray magaalada…
Warsaxafadeed ka soo Baxay Xafiiska MadaxtooyadaSoomaaliya ayaa lagu sheegay in kulan Hoggaanka madasha qaran ay khadka telefoonka ah ku yeesheen…
Guddiga doorashada ee guddoonka Barlamaanka Federaalkaoo soo gabagabeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay Natajiidadii doorashadii…
Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawadayaa mar kale noqday guddoomiye k/xigeenka labaad ee Barlamaanka Federaalka, ka dib markii uu cod aqlabiyad ah…
Xildhibaanadda gollaha shacabka ee Barlamaanka soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed Muudeey u doortay inuu noqdo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Barlamaanka,…
Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho oo ay ka socota doorashada guddoomiye ku xigeenada ee golaha shacabka ayaa waxaa loo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso…
Xubno ka tirsan Guddiga Gurmadka Abaaraha heer Qaran oo ka kooban wasiirro ka socda dowladda Federaalka, dowlad gooleedyada, ganacsato, culumo…
Wasaaradda maaliyadda Puntland-Soomaaliya ayaa tababar ugu qabatay hotel Gacayte ee magaalada Bosaso shaqaalaha ka howla gala wasaaradda ee ku kala…
Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxaa si hamsami leh uga socota doorashada guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee…