Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka horumarinta Beeraha Puntland oo socon doona muddo laba maalmood ah Kaasi…
Amiirka dalka Qadar Mudane Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa Dr. Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi u magacaabay,…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa booqday Hay’adda Caalamiga ee Tamarta Atomic-ga (IAEA)oo…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta furay shir labo maalin soconaya…
Xilli ay howlgallo lagu baacsanayo Argagixisada ka socda deegaannada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhiirigelin iyo garab istaag Ciidamada…
Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay kacdoonka hubaysan ee beelaha Soomaaliyeed kala horyimaadeen Ururka Al-shabaab si ay degaannadooda uga saaraan. Safiirka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirkii ugu horeeyay ee uu isugu yimaado Golaha Amniga Puntland. Kulanka…
Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay koobka17-jirada ee bariga iyo bartamaha Afrika (CECAFA) 2022. Ciyaartii gunaanadka koobka…
Wasaaradda Ganacsiga XFS ayaa ganacsatada Soomaaliyeed amartay in wax wada shaqeyn ah aysan la sameyn karin kooxda Al-shabaab. Wasiirka Ganacsiga…
Shir madaxeedkii amniga Afrika ee Tana Forum ayaa si rasmi ah uga fumrey magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya. Waxaa madasha…
Wasiirkii maaliyadda ee UK Kwasi Kwarteng ayaa xilka laga qaaday. Isaga qudhiisa ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaare…
Xulka kubadda cagta Da’yarta Soomaaliya ayaa cayaarta finalka maanta oo Sabti ah waxa ay isaga hor iman doonaan dhiggooda Koofurta…