Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay doorashada shan kursi oo afar ka mid ah la doortay, kuwaas…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo looga…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaaxalay kulan la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas…
Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Mudane Moxamuud Sayid Aadan ayaa maanta oo daah-furay Munaasabada Anxisinta Istaraatijiyadda Maareeynta Musiibooyinka iyo…
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya oo loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun oo…
Dowladaha Ruushka iyo Ukraine ayaa markii ugu horeysay ku heshiiyey in wado loo furo dadka shacabka ah ee ku go’adoonsan…
Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Bosaaso ka dhacday doorashada 16 kursi ee Golaha Shacabka iyadoo xildhibaanada la doortay ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood…
Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo…
Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista 4-kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo horey loo…
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka doorashada Lix kursi oo ka mid ah…