Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa ku baaqay xabad joojin ka hirgasho dalka Libya…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Saciid cabdilaahi Deni oo ka jawaabay dhawr su’aalood oo ay weydiiyeen weriyayaashu ayaa soo hadal qaaday halka…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay shahaadadii u diidday 5,000…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi deni oo caawa khudbad ka jeediyay dabaaldega loo sameeyay Sanaguuradii 1aad ee xiligii loo doortay…
Ugu yaraan afar qof ayaa lagu diley 10 kalena waa ku dhaawacantey qarax ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska…
Wafti uu hoggaaminayo safiirka wadanka Finland u qaabilsan Soomaaliya Erik Lundberg ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.…
Muxuu ka dhigan yahay gantaalada IRAN ku weerartey Saldhigyada ciidamada Maraykanku isticmaalo ee Ciraaq ee aan cidna waxba ku noqon?…
Magaalo xeebeedka Hurghada ee Waddanka Masar ayaa la guddoonsiiyey xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mané abaal-marinta laacibka…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markale dib u fariisanaya, waxaana ay ka doodi 2-aad ka samaynayaan Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo…
Sida uu baahiyay Telefishanka Ku hadla Afka Dawlada Iran waxay sheegeen in weerarkii ay ku qaadeen xarumaha ciidamada Maraykanku ku…
TEHRAN, Iran (AP) — A Ukrainian airplane carrying 176 people crashed on Wednesday shortly after takeoff from Tehran’s main airport,…
Wasaarada Gaashaandhigga ayaa xaqiijisay in 2 Xero oo ciidan oo ay ku leedahay Gudaha Dalka Iraq la wareeray, Maraykanka ayaa…