Madaxweynaha Maraykanka ee wakhtigiisa dhamaaday Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday Madaxii illaalinta Doorashada kadib markii uu sheegay in doorashada…
Ciidamada Turkiga ayaa ka qeyb qaadan doona illaalinta xabad joojinta la dhex dhigay dalalka Armenia iyo Azerbaijan. Heshiiskaasi xabad joojinta…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qof Ismiidaamiye ah oo isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyey…
Ku-simaha madaxweynaha Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wasiirka wasaaradda…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres…
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowlada federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaa…
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda…
Dooni kalluumeysi oo ay lahaayeen ganacsatada Puntland, ayaa ku caariday xeebta degmada Gumbax ee gobolka Gardafuu, sida ay sheegeen masuuliyiinta…
Kadib dhaqan gelintii heshiiskii xabad joojinta ahaa ee Armenia iyo Azerbaijan ayaa waxaa si rasmi ah u bilowday inay shacabka…
Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Rooble…
Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa si dadban uga hadlay ciidamada Eritrea ee la sheegay inay kusoo biireen dagaalka lagula jiro…
Ciidamada Komandooska dalalka Masar iyo Sudaan ayaa sabtidii shalay si rasmi ah u bilaabay dhoolatus militari oo ay ku qabanayaan…