hargeysaCenter

Britian oo dadkeeda uga digtey Somaliland

Wasaradda arrimaha dibadda ee dalka Britain ayaa maanta oo Axad ah u digey dhamaan muwaadiniinta u dhashey Britaan ee ku sugan Somaliland in ay isaga soo baxaan halkaas. "Waxaan helney hanjabaad ka dhan ah dadka reer Galbeedka ah ee ku sugan [Continue Reading...]

mudaaharaad

Mudaaharaad ka dhacay magaalada Boorame

In badan oo kamid ah dadweynaha Boorame ayaa maanta isugu soo baxay mudaaharaad ay uga cabanayaan doorashadii degmada Saylac oo ay sheegeen in xukuumaddu faro gelin ku hayso. Degmada Saylac ee qadiimka ah ayaa waxaa dhawaan la doortey Mayor kaas [Continue Reading...]