Maraykanka oo kordhiyey tiradda siyaasiyiinta Soomaalida ee xayiraadda la saaray

Published: March 17, 2022

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in la kordhinayo tirada siyaasiyiinta Soomaalida ee uu Maraykanka kusoo rogay xayiraadda socdaalka ama VISA-da.

Maraykanka ayaa xayiraadan saaray siyaasiyiinta Soomaalida qaarkood oo lagu eedeeyey dib u dhaca doorashada Soomaaliya, jadwalka doorashada ayaa markale dib u dhacay todobaadkan iyadoo lagu waday in lasoo dhameystiro doorashada xildhibaanada 15kii bishan Maarso.

Waxaan warbaahinta lagu shaacin magacyada xubnaha uu Maraykanka xayiraadan saaray.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *