Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh…
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Madaxweynaha…
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Dekada Muqdisho ku qabtay Saanad ciidan kuwaas oo ay sheegtay dowladda in…
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee xafladda furitaanka Shir weynaha Dhallinyarada Qaranka ayaa ka socota Magaalada Muqdisho. Shir weynahan waxaa ka…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa markii ugu horreeysay gaaray Magaalada Laascaanood ee…
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysey mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee…
Magaalada Melbourne ee dalka Australia waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariiste Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golahii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoogga saareyso la dagaallanka musuqmaasuqa. Ra’iisul…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada…
Hawgal ay Ciidanka Ammaanka Caasimadda Muqdisho ka sameeyeen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay xubin ka tirsan…