127 maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye, ayaa maanta lasii daayay, iyagoo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ardayda Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Sudan ay u daadgureysay dalka Itoobiya. Ku-simaha xoghayaha…
Waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta xiran, xilli loo diyaar garoobayo munaasabada ciidul fidriga. Ciidamada katirsan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee…
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa maanta xaafada Jungal oo katirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ay ku diley Gabar dhalinyaro…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Ciid siiyay 314-qof oo ka koobnaa qoysaska…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka dowladda Sacuudiga u fadhiya…
Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa wada-hadallo degdeg ah ka yeeshay iska-hor imaadyada hubaysan ee ka socda dalka Suudaan. Shirkan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxafadeed ka soo saar xaaladda dagaal ee kasoo cusboonaaday Jamhuuriyadda Suudaan gaar ahaan caasimadda dalkaasi ee…
Taliska Qaybta Booliiska ee Gobolka Banaadir ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax maanta ka dhacay Degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho,…
Taliska Boosliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dhaqan-gelinayaan amarkii dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ee lagu mamnuucayay…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray…